Shirkii ay saddexda nin ku go’aamiyeen mustaqbalka dunida, xilligii Dagaalkii Labaad ee Adduunka

Writen by Qaran News |

Shirkii ay saddexda nin ku go’aamiyeen mustaqbalka dunida, xilligii Dagaalkii Labaad ee Adduunka The Big Three – Winston Churchill, Franklin Roosevelt and Joseph Stalin Bishii February ee sanadkii 1945-kii, saddex nin ayaa ku kulantay goob loo dalxiis tago xilliyada fasaxa damaashaadka, waxayna u shirayeen si ay go’aan uga gaaraan mustaqbalka Adduunka. Naaziyiintii Jarmalka ayaa markaas… Read more »

254 views

Maxay ku badbaadday haweeneydii Masaajidka la gashay Eygeeda?

Writen by Qaran News |

Maxay ku badbaadday haweeneydii Masaajidka la gashay Eygeeda?   Qofkii lagu helo dambi ku xadgudub diinta ah sharciga waddanka Indonesia wuxuu ku ridi karaa xukun xabsi ah oo gaaraya ilaa 5 sano Haweeney maskaxda ka xanuunsan ayaa ka badbaadday inay xabsi ku gasho waddanka Indonesia ka dib markii lagu helay faldambiyeed la xiriira ku xadgudubka… Read more »

201 views

Dhakhtarkii ugu horreeyay ee ogaada cudurka Shiinaha ka dillaacay oo isagii iminka sariir la saaran

Writen by Qaran News |

Dhakhtarkii ugu horreeyay ee ogaada cudurka Shiinaha ka dillaacay oo isagii iminka sariir la saaran Horraanti bishii January, hay’adaha dowliga ee magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa isku dayay iney qariyaan warka ku saabsan cudurka Cornavirus. Mid ka mid ah dhakhaatiirta magaaladaasi ayaa isku dayay inuu dhakhaatiirta kale ku wargaliyo halista cudurka dillaacay. Laakiin ciidamo… Read more »

222 views

Dad dhaqan oo Dabar go’aaya!. Q1aad.

Writen by Qaran News |

Dad dhaqan oo Dabar go’aaya!. Q1aad. Intuu Aadame jiray ama Dad dunida guudkeeda ku noolaa waxa Dabar go’ay Qoomiyado aad u tiro badan, kuwaas oo iskugu jira qaar illaaha weyn ee macbuudka ahi rogay iyo kuwo qoomiyado kale kusoo duuleen oo ay Dabar gooyeen, Siddoo kale waxa jira Qoomiyado aan la Dabar goyn se la… Read more »

281 views

Warbixin;Taariikh nololeedkii Ex-madaxweyne Daniel Arap Moi oo geeriyooday

Writen by Qaran News |

Warbixin Taariikh nololeedkii Ex-madaxweyne Daniel Arap Moi oo geeriyooday Moi ayaa Kenya maamulayay 24 sano Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa shaaciyay in uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee Kenya, Daniel Toroitich Arap Moi. Sidoo kale wiil uu dhalay Moi oo lagu magacaabo Gideon Moi ayaa sheegay in madaxweyne Moi uu geeriyooday… Read more »

211 views