Haweeneyda Afrika ugu taajirsan oo dooneysa in ay madaxweyne noqoto

Writen by Qaran News |

Haweeneyda Afrika ugu taajirsan oo dooneysa in ay madaxweyne noqoto Isabel dos Santos Isabel dos Santos, oo ah haweeney u dhalatay dalka Angola, ahna haweeneyda ugu taajirsan qaaradda Afrika ayaa sheegtay in ay dooneyso in ay u tartanto xilka madaxweynenimo ee dalka Angola. Haweeneydan oo hataan loo heysto fadeexo musuqmaasuq ayaa waxaa dhalay madaxweynihii hore… Read more »

384 views

Nin telefishinka toos uga qirtay fal dil ah oo uu geystay

Writen by Qaran News |

Nin telefishinka toos uga qirtay fal dil ah oo uu geystay Maninder Singh ayaa wariyaha u sheegay inuu telefishinka u tagay si uu u sameeyo “qiraal” Nin u dhashay dalka Hindiya oo si toos ah telefishinka uga qirtay inuu dilay saaxiibaddiis, oo lagu magacaabi jiray Sarbjit Kaur, ayaa lagu xiray studio-ga, ka dib markii ay… Read more »

153 views

Dowladda Norway oo haweeney ISIS ah iyo labo carruur ay dhashay kasoo kaxeynaysa Suuriya

Writen by Qaran News |

Dowladda Norway oo haweeney ISIS ah iyo labo carruur ay dhashay kasoo kaxeynaysa Suuriya Dowladda Norway ayaa ogolaatay in ay dalka Suuriya kasoo waddo haweeney asal ahaan kasoo jeeda dalka Pakistan islamarkaana haysata dhalashada dalka Norway kaddib muddo bilooyin ah oo ay diidaneyd. Haweeneydan lasoo wado iyada iyo labo carruur oo ay Suuriya ugu dhashay… Read more »

125 views

Egypt, Ethiopia, Sudan to finalize Blue Nile dam agreement this month1

Writen by Qaran News |

WASHINGTON: Ministers from Egypt, Ethiopia and Sudan have agreed to reconvene in Washington later this month to finalize an agreement on a giant hydropower dam on the Blue Nile that sparked a diplomatic crisis between Cairo and Addis Ababa. The ministers met in Washington this week and agreed to fill the $4 billion Grand Ethiopian… Read more »

54 views

Statement on the release of Abducted Aid Workers

Writen by Qaran News |

PRESS RELEASE Statement on the release of Abducted Aid Workers A total of twelve aid workers have lost their lives in 2019 ABUJA, Nigeria, January 16, 2020/ — By Mr Edward Kallon, The Humanitarian Coordinator in Nigeria I am deeply relieved that some civilians, including three aid workers, who were abducted by non-state armed groups… Read more »

106 views

Laacibkii Turkiga ee taksiilaha isu badalay markii ay isku dhaceen madaxweyne Erdogan

Writen by Qaran News |

Laacibkii Turkiga ee taksiilaha isu badalay markii ay isku dhaceen madaxweyne Erdogan   Hakan Sukur waa gool-dhaliyihii ugu wanaagsanaa ee abid soo maray xulka qaranka Turkiga, wuxuuna sidoo kale ahaa mid ka mid ah gool dhaliyeyaashii loogu doon-doonista badnaa ee qaaradda Yurub. Haddaba sidee buu rug caddaagan ugu dambeyntii ku noqday nin buugaagta iibiya oo… Read more »

199 views