Warbixin Kooban & Baadhitaan Warbaahintu ka diyaarisey Muslimiin la dhibaateeyay

Writen by Qaran News |

Tan iyo sanadkii 2017-ka, kumanaan Muslimiin ah ayaa lagu xiray dalka Shiinaha, kuwaasoo dowladda dalkaas ay sheegtay in ay ku xareysay xeryo wax lagu barto. Qaar kamid ah dadkaas oo dib ugu laabtay dalka Kazakhstan ayaa BBC-da u sheegay in bilihii ay xirnaayeen la jirdilay, la garaacay, sidoo kalena lagu duray irbado aanay garaneynin waxa… Read more »

129 views

Baasaboorada ugu tayada wanaagsan caalamka iyo kuwa ugu liita+halkuu liiska kaga jiro Basaboor Soomaligu

Writen by Qaran News |

Baasaboorada ugu tayada wanaagsan caalamka iyo kuwa ugu liita Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES Tayada baasaboorada caalamka Bogga wax ka qora arrimaha socdaalka caalamka ee Henley Passport Index oo ay aqoonsan tahay hay’adda maamusha duulimaaduada caalamak ee IATA, ayaa qiimeyn ku sameeyay baasaboorada caalamka kuwooda ugu tayada wanaagsan ee la qadariyo, dadka watana ay si sahlan ugu… Read more »

373 views

Gabadh Soomaaliyada oo qoyskoodu kala kulmeen Arrin aaney ka filaynin

Writen by Qaran News |

Gabadh Soomaaliyada oo qoyskoodu kala kulmeen Arrin aaney ka filaynin SUMAYA “Maxaa tiri?! Hilibka waan ka caagganahay aa?….yaah?!… Maxaa xiga marka… ma waxaad tuuri rabtaa xijaabka?!” Hadalladaas waxaa tiri Sumaya hooyadeed, ka dib markii ay ogaatay in gabadheedu aysan hilibka cunin balse khudaarta oo kaliya ay cunto. “Waxaan jeclaan lahaa inaan hooyadey muuqaal ka duubo… Read more »

600 views

Dowladda Mareykanka oo dalkeeda ka eriday 21 askari oo Sacuudiy

Writen by Qaran News |

Dowladda Mareykanka oo dalkeeda ka eriday 21 askari oo Sacuudiyaan ah   Dowladda Mareykanka ayaa Kow iyo labaatan askari oo ka tirsan ciidanka Sacuudiga ka eriday dalkeeda, halkaas oo uu tababar uga socday. Ciidankan ayaa la eryay kadib markii mid kamid ah ciidamada Sacuudiga oo lagu magacaabo Mohammed Saeed Alshamrani, 21-jir uu toogasho u geystay… Read more »

143 views