Taliyihii ciidamada AMISOM ee Hawlgalka Somalia oo xilka laga qaaday

Writen by Qaran News |

Taliyihii ciidamada AMISOM ee Halgalka Somalia oo xilka laga qaaday Burundi ayaa Axaddii shalay hoggaanka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee Amisom kala wareegtay Ethiopia, kadib sanad iyo bar oo ay haysay, sida ay sheegtay Amisom. Jeneral Diomede Ndegeya, oo u dhashay dalka Burundi ayaa shalay soo gaaray magaalada Muqdisho, wuxuuna xilka taliyaha guud ee… Read more »

119 views

Maxay tahay sababta magaalada Melbourne dadka Soomaalida ee dhinta laba qofba hal god loogu aaso?

Writen by Qaran News |

Maxay tahay sababta magaalada Melbourne dadka Soomaalida ee dhinta laba qofba hal god loogu aaso? Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Melbourne ee dalka Austarlia ayaa xiligaan oo dhibaato ba’an dunida uu ku hayo cudurka safmarka ah ee fayraska Corona ayaa waxaa dhibaato ka haystaa dhanka qabuuraha dadka lagu aaso taas oo keentay in dadka… Read more »

113 views

Xildhibaanno u ololeynaya muddo kororsi

Writen by Qaran News |

Xildhibaanno u ololeynayo muddo kororsi   Magaalada Muqdisho kulan ay isugu yimaadeen xildhibaano ka tirsan golaha shacabka ee barlamaanka federaalka oo kor u dhaafayay konton ayaa ku baaqay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah sidii ay soo jeediyeen guddiga doorashooyinka qaranka taasoo u baahnaanaysa in waqti loogu daro hay’adaha dastuutriga ah… Read more »

74 views

Tartanka quwadaha aduunka ee qaarada Africa

Writen by Qaran News |

TARTANKA QUWADAHA ADUUNKA EE QAARADA AFRICA , GEESKA AFRICA IYO KU SOO URURKA MARIN BIYOODKA BADDA CAS !!! Waa maxay sababta ay dawladaha aduunku u danaynayaan Africa, Geeska Africa iyo marin biyoodka badda cas ? Waa su’aal qofkasta oo la socda xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Africa iyo Guud ahaan siyaasada aduunkuba isweydiinayo ? Qaarada… Read more »

55 views

Doorasho Mise Duduuc?

Writen by Qaran News |

Doorasho Mise Duduuc? Bulshada reer Somaliland guud ahaanba waa bulsho da’yar oo ay ku cusubtahay DAWLADNIMADU. Fahamka ay u leeyihiin system-kan dawladnimo (democracy) ee ay doorteen aan weli sifiican badankoodu u fahmin. Sidaan wada ognahay, doorasho xildhibaan (Somaliland) waxaa loo qabtaa baarlamaanka, iyo dawladaha hoose. Labada nooc oo xildhibaanba waxay ku soo baxaan HAL-QOF oo… Read more »

129 views

Sawiradii toddobaadkan ugu quruxda badnaa ee laga soo qaaday daafaha caalamka.

Writen by Qaran News |

Sawiradii toddobaadkan ugu quruxda badnaa ee laga soo qaaday daafaha caalamka. Dayax Gacmeed loo diray meeraha Mars kaas oo ka sharaacday xarunta hawada Kennedy ee Florida. Waxaanaa la filayaa in bisha Febaraayo ee 2021 uu gaaro Meeraha Guduudan. Saraakiisha ciidanka heer federaal oo sunta dadka ka ilmeeysiisa u adeegsanaya dibadbaxayaasha gobolka Portland Oregon. Nin diyaarinayo… Read more »

249 views

Saskii aan ka qaaday hawlgalkii Soomaaliya wali ma hilmaamin

Writen by Qaran News |

Saskii aan ka qaaday hawlgalkii Soomaaliya wali ma hilmaamin Jeff Struecker askari hore oo Mareykan ah Waxaa 29 sano laga joogaa markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, taaso horseeday dagaal sokeeye oo halakeeyay dalkaasi sanado badan. Xalaaddii ban’aadanimo ee ka dhalatay dagaaladii sokeeye ayaa keentay in dalal badan oo caalamka ah ay ku dhawaaqaan… Read more »

676 views

Hong Kong oo dalbatay xadhiga shaqsiyaad ay si weyn u baadigoobayso

Writen by Qaran News |

Hong Kong oo dalbatay xadhiga shaqsiyaad ay si weyn u baadigoobayso Simon Cheng iyo Nathan Law ayaa ka mid ah dadka la baadigoobayo Booliiska Hong Kong ayaa dalbanaya in la xiro 6 qof oo u dhaq-dhaqaaqa dimuqraadiyada oo imika ku nool dalalka reer galbeedka sida UK, sida ay warbaahinta qortay. Waxaa ka mid ah dadka… Read more »

26 views