Soomaaliya halkay ka dhaqaaqi laadahay ”.

Writen by Qaran News |

Jamuuriyaddii Soomaaliya markii la dhisay 1960 , 17 sanno ka dib , 1977 waxay noqotay wadankii Afrikadda madow ugu xoog waynaa dhinaca Milateriga , dhinaca siyaasadana waxay noqotay wadankii Afrika u dooratay in ay noqoto Gudoomiyaha wadamadda u xilsaaran Afrikadda la gumaysto,sidda South-Africa , Angola , Mozambique iyo Zimbabwe iyo qaar kale . Hadaba hadii… Read more »

178 views

Waa War Aan Jirin Oo Been Abuur Ah Inaan La Kumay Safiirka Qatar, Prof. Samatarna Waa Kii Sheegay Inuu Kulmiye Yahay Ee Yaanay Dawladu Ka Shakiyin

Writen by Qaran News |

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ku dooday inaanu jirin kulan uu magaalada Nayrobi kula yeeshay danjiraha dawladda Qatar u fadhiya Muqdisho, oo maalmihii u dambeeyay la isla dhex marayay, wuxuuse sheegay inaanu jirin wax ka hor istaagaya inuu kulamo la yeesho safiirada. Shirjaraa’id oo uu shalay Hargeysa ku qabtay ayuu kaga… Read more »

264 views

Xildhibaan Mataan Hoori oo ka waramay xiligii ay Cabdi Waraabe is barteen difaacayna qadiyada 18ka May

Writen by Qaran News |

Xildhibaan Aadan Muxumed Hoori (Mataan), oo ka mid ah Xildhibanaada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay xadhiga Xildhibaan Dhakool, iyo hadalkii ka soo yeedhay ee ku saabsanaa Xuska 18-may, waxaanu tilmaamay in Xildhibaanka sharaftiisa ahayn inuu wax ka sheego 18-may, iyo inuu kala saaro Shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin. Xildhibaan Aadan… Read more »

104 views

Somaliland: Heavy Rains Cause Loss Of Life & Properties Across The Country.

Writen by Qaran News |

Somaliland: Heavy Rains Cause Loss Of Life & Properties Across The Country. Hargeisa,(Qaran news)-Heavy rains, accompanied by gale force winds have caused havoc in many parts of Somaliland. In Hargeisa, at least six people were said to have lost their lives and several more still missing and many ramshackle abodes were swept away in heavy… Read more »

450 views

Dastuurka Somaliland ma la jiifiyaana bannaanbaa?

Writen by Qaran News |

image.png Madaxaweyne-nimadiyo Maskabkiyo xilkaaguba Ma muquunis uun baa? Ma miskiinka darafkee Muska reerka joogiyo Magantaada xidho baa? Ma masaar afweynoo Muruqmaalka liitiyo Maxasta uun jaraysaa? Ma fallaadh mariidliyo Mishigaan duryamayoo Masalaha ag yaallaa? Mise waaba miiniyo Madaafiicda goobtiyo Militeri hariiryo leh? Ma mas iyo abees iyo Jilbis milil afuufoo Madaxtooyo korisoo Muska Xaraf ag jiifaa?… Read more »

86 views

Maanso baroor diiq ah Xaaji Cabdi Waraabe

Writen by Qaran News |

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rajicuun MAANSO BAROOR DIIQ AH GEERIDA “XAJI CABDI WARAABE” By: Ali Xaruuri Dhaaxaa rag go’ayoo godka aynu dhigaynoo geeri aan u joognee tani goba’di weeyaan Warkan galabta noo yimi gundhigiisu wuxuu yahay geestii loo badnaa buu CABDI uu guuroo guula kaxaystee ALLAH gocasho weynaa galiilyadani kululaa murugadu gun dheeraa XAAJIGU… Read more »

158 views