Waa Maxay Dawladdi?

Writen by Qaran News |

In ka badan 3 boqol oo sanno kahor dhalashadii Ciise (cs) Philip II kalsoonaa buu ku qabay qabsashashada Athens iyo Sparta. Odaygu waxa aannu kalsooni ku qabin wiilkiisii kali ahaa – Alexander. Wiilku waxa uu odayga ulla muuqday nin aan lahayn kartidii uu ku midayn lahaa gobolada Giriiga. Labada Gobol ee kale – Athens iyo… Read more »

68 views

Madaxweyne goorma ayay kula qumanaadeen madaxweyne wixii shalay kula qaloocnaa?

Writen by Qaran News |

GOORMAY KULA QUMANAADEEN MADAXWEYNE WAXII SHALAY KULA QALOOCAY !!! ==================================================================== Waxa soo baxday in la kordhinayo oo doorashooyinkii dalku dib u dhacayaan mudo aan la sii garanayn, golaha guurtida Somaliland na kalfadhi aan caadi aheyn la isugu yeedhay maalinta sabtida. Haddaba marka aynu Somaliland eegno intii ay qaadatay nidaamka dimuqaradiga ah doorashooyinkii dalku xiligii loo… Read more »

155 views

Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Durtaba Hanjabaad Bilaabay

Writen by Qaran News |

Somaliland: M/Weynaha Cusub Ee Puntland Oo Durtaba Hanjabaad Bilaabay adaxweyne cusub ee maamul go   Maamul goboleedka Puntland, Cabdillaahi Deni ayaa durtaba bilaabay hanjibaadka ku aadan Somaliland. Cabdillaahi Deni oo ay doorteen xildhibaanada barlamaanka Puntland, oo aan lagu dooran, hal qof, hal cod, sida Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa yidhi “Somaliland baa ku soo xad-gudabtay… Read more »

216 views

Ujeedada Safar Gudoomiye Cirro ku joogo Kenya+Madaxduu la kulmay & sawirro Qurxoon

Writen by Qaran News |

GUDOOMIYE CIRO OO KULAN KULA YEESHAY DALKA KENYA MASUULIYIIN SARE-SARE OO WADDAMADA CAALAMKA KA TIRSAN: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane, Abdirahman Mohamed Abdullahi “Ciro”, oo Hawlo Shaqo ku jooga Dalka Kenya, ayaa kulamo is-dabajoog ah la leh; Wakiilada Safaaradaha Caalamka Qaarkood, Madax-sare oo ka tirsan Xafiiska Midowga Yurub; Deeq-bixiyayaasha S/land ka Caawiya dhinacyada Horumarinta; Daneeyayaasha Dimoqraadiyada… Read more »

1,128 views

Jaamacado dalka Jarmalka ku yaala ayaa u ogolaaday ardayda Somaliyeed in ay dalkooda ku diyaariyaan Shahaadada labaad ee Caafimaadka (Master of medicine )

Writen by Qaran News |

Hadii aad tahay dhakhtar doonaaya in uu ku takhasuso oo qaato shahaadada labaad ee Caafimaadka (MD) adiga oo kala dooranaaya Maadooyinkan hoose waxaanu kaa caawin doonaa in aanu kuu fududeyno shuruudaha aad ku helayso visaha waxbarasho oo Master ah oo aad dalka Jarmalka 18 bilood ku soo dhameyn doonto. Maadooyinka aad kala dooran karto waxaa… Read more »

202 views

Wixii aad dalkaaga u qaban kartid ha la sugin cidna ee adigu qabo

Writen by Qaran News |

WAXII AAD DALKAAGA U QABAN KARTO CIDNA HA LA SUGIN AMA HA KU EEGIN EE ADIGU QABO. =================================== ( Madax iyo Shicib qofwalowba waxii aad u qaban karto dalkaaga qof kale ha ku halaynin ) Wax weyn baynu qabsan karnaa hadii uu qofwaliba isku xilqaamo inta uu qaban karo , waxa ugu yar ee aad… Read more »

52 views