Saudi Arabia oo abuureysa 10 bilyan oo geed

Writen by Qaran News |

Saudi Arabia oo abuureysa 10 bilyan oo geed Saudi Arabia ayaa hiigsaneysa in ay sanadaha soo socda abuurto 10 bilyan oo geed taasi oo qayb ka ah olole hankiisu sarreeyo oo uu Sabtidii daahfuray Dhaxal-sugaha Boqortooyada Maxamed bin Salmaan, ujeedkuna yahay in la yareeyo qiiqa kaarboonka, iyo la-dagaallanka wasakheynta iyo nabaadguurka. Saudi Arabia oo ah… Read more »

84 views

Madaxweyne Bartiisa Facebook-ga laga xidhay +Sababta

Writen by Qaran News |

Madaxweyne Bartiisa Facebook laga xidhay kadib markii uu sheegay in dawo dhaqameed lagu daweyn karo Karoona Nicolas Maduro Shirkadda Facebook ayaa xirtay bogga bartaas uu ku leeyahay madaxweynaha Venezuela Nicolas Maduro kaddib markii uu soo dhigay qoraal sheegayo in dawo dhaqameed ay daweyn karto cudurka Covid-19. Madaxweynaha ma uusan sheegin wax caddeyn ah oo ku… Read more »

108 views

Adna Adan oo dadweynaha uga digtay xanuunka Coronavirus kana dayrisay

Writen by Qaran News |

Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa walaac ka muujisay heerka uu marayo Xanuunka Covid_19. Edna oo u warrantay Telefiishanka SAAB, ayaa sheegtay in xanuunku uu Somaliland si maalinle ah ugu dilo Dad tiradoodu u dhaxayso 10 illaa 30 Ruux, sidaasi darteed Dadweynaha looga baahan yahay inay si mudakarnimo ah uga qayb-qaataan la dagaalankiisa. Drs. Edna Aadan… Read more »

66 views

Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Ismaciil Axmed Ismaciil

Writen by Qaran News |

  1. Rashid Sheikh Aadan 2. Xildhiban Hussein Wadadyare 3. Suldan Ismail Suldan Abdirahaman 4. Ganacde Rashiid Mohamed Ismail 5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa 6. Abdi Jabouti iyo xaaskiisa 7. Ahmed Ismail iyo xaaskiisa 8. Ollaad Ibrahim Yasin 9. Abdiqaadir Aadan Qadi 10. Abdirahman Qamariye 10 Ruda Ali Mohamed 11. Ibrahim Ali Aadan iyo… Read more »

178 views

Ethiopian Prime Minster winds visit to Asmara

Writen by Qaran News |

PRESS RELEASE Ethiopian Prime Minster winds visit to Asmara The extensive consultations focused on bilateral partnership and the joint strategic development programmes on the offing ASMARA, Eritrea, March 26, 2021/ — Ethiopia’s Prime Minister, Dr. Abiy Ahmed, returned home this morning after two-days of regular, consultative, meetings with President Isaias Afwerki. President Isaias Afwerki bid… Read more »

51 views

Coronavirus – Ethiopia: COVID-19 update (26 March 2021)

Writen by Qaran News |

PRESS RELEASE Coronavirus – Ethiopia: COVID-19 update (26 March 2021) ADDIS ABABA, Ethiopia, March 27, 2021/ — Daily: Laboratory test: 8,171 Severe cases: 769 New recovered: 1,336 New deaths: 28 New cases: 2,097 Total: Laboratory test: 2,316,739 Active cases: 41,342 Total recovered: 152,508 Total deaths: 2,769 Total cases: 196,621 Distributed by APO Group on behalf… Read more »

23 views

Tacsi ku socota reer Cismaan Fadal Ismail oo hooyadood maanta lagu aasay Hargeisa

Writen by Qaran News |

Dhamaan hawlwadeenada iyo maamulka guud ee shabakada Qarannews waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Cismaan Fadal meel kasta oo ay dunida ka joogaanba gudo iyo dibadba, anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida naxdinta lahayd ee ku timid hooyadood marxuumad Siraad Nuur Yuusuf oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland halkaasi oo maanta… Read more »

152 views

Tacsi Tiiranyo leh

Writen by Qaran News |

Tacsi Tiiranyo leh Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,Geeridu waa xaq!. Anigoo ah Eng.Maxamed Jaamac Boosolaaye (Eng.Maskax) Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Dr.Diiriye Ismaaciil Ereg Hormoodkii Kulliyada Caafimaadka ee Jaamacada Hargeisa oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeisa Waxan ilaahay ugu baryayaa Marxuum Dr.Diiriye inuu Janatul-Firdoows ka waraabiyo Qoyska,xigtada,Xasabada & Ehelkuu ka geeriyoodayna samir &… Read more »

239 views

Qormo ku saabsan: Siyaasadda Soomaaliya iyo Duruufaha ku xeeran

Writen by Qaran News |

Qormo ku saabsan: Siyaasadda Soomaaliya iyo Duruufaha ku xeeran Sida Aqoonyahanada cilmiga siyaasada ku xeel dheeri ku macneeyeen siyaasadu waxa ay tahay waa Iskaashi iyo isku haynta fikradaha kala duwan, rabitaanka kaladuwan, tartamayaal kala duwan. siyaasadu waxa kala ay tahay mabaadii aas aasi ah oo dowladi ku dhaqanto ama raacdo si ay u gaadho yoolkeeda… Read more »

31 views