Bari yaanaynu ka qoomamayn cida aynu bari codkeena siinayno

Writen by Qaran News |

Inkasta oo nidaamka dimuqraadiga ee aynu qaadanay uu yahay mid aynu ka doorbidnay nidaamyo badan oo dunida hadda ka jira, hadana waxa muuqata in caqabadaha iyo mushkiladaha aynu ka dhaxalnay ay yihiin kuwo lugta jiidaya horumar bulsho, mid dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo aynu gaadhno. Waxyaalaha ugu weyn ee dhabaha ka leexiyay hadafkii iyo ujeedadii… Read more »

46 views

Xukumadii UDUB Iyo arimah aqoon’raadinta doorkey ka ciyaartay

Writen by Qaran News |

XUKUMADII UDUB IYO ARIMAHA AQOON-RAADINTA DOORKEY KA CIYAARTEY IYO SIDEY INDHA CALAAMKA USOO JIIDDATEY President Alpha Oumar Konaré Vs President Dahir Rayaale Madaxweyne Daahir riyaale waxu ku qanciyey, President Alpha Oumar Konare isagoo markaas ahaa. Gudoomiyaha 1st Chairman of the Commission of the African Union In office 16 September 2003 – 1 February 2008 5… Read more »

59 views