Walaac laga muujinayo Caafimaadka Siyaasiga Jawaar Maxamed oo cuntada ka soomay

Writen by Qaran News |

Walaac laga muujinayo Siyaasiga Jawaar Maxamed oo cuntada ka soomay Jawaar Maxamed Mid ka mid ah qareennada Jawaar Maxamed, oo lagu magacaabo Maxamed Jimma, ayaa BBC-da u sheegay in Jawaar oo hadda ku jira gadood cunto ka soomid ah uusn maanta la hadli karin warbaahinta. Laanta la dagaallanka argagixisada ee maxkamadda sare ee federaalka ayaa… Read more »

74 views

WHO oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya heli doonto tallaalka COVID-19

Writen by Qaran News |

WHO oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya heli doonto tallaalka COVID-19 Soomaaliya ayaa heli doonta tallaalka cudurka COVID-19 bishan aynu ku jirno ee Febraayo, sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO. Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO ee Soomaaliya Dr. Mamunur Rahman Malik ayaa VOA u sheegay in Soomaaliya ay heli doonto 1.2 milyan goojo oo… Read more »

82 views