Dagaalyahanka Daacish oo soo buuxdhaafiyey Degaano ka mida Puntland+Dhaqdhaqaaqyo ay ka wadaan Degaano ku teedsan……

Writen by Qaran News |

Kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda Qandala Wararka ka imaanaya degaannada ku teedsan buuraleyda degmada Qandala ee gobolka Bari, ayaa sheegaya in halkaasi ay dhaqdhaqaaqyo cusub ka wadaan malayshiyaad ka tirsan Kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda degmadaasi Qandala. Ilo’ wareedyo kala duwan, ayaa ku warramaya in malayshiyaad ka tirsan Daacish aad u hubaysan shalay… Read more »

226 views

Establishing a Sustainable Economic/ Free Zone.

Writen by Qaran News |

Establishing a Sustainable Economic/ Free Zone. Introduction Like any other Economic Zone, Somaliland’s Economic/Free Zone (SEZ) shall be planned to integrate, economic needs (having different clusters such as Logistics hub, Industrial hub, Wholesale hub…etc.) with the social and environmental needs. I believe this is one of the key initiatives and an important milestone towards diversifying… Read more »

150 views

Safiirka Mareykanka u qaabilsan Somalia oo war kasoo saaray kulamo uu Nairobi kula qaatay Deni,Axmed madoobe & Lafta-gareen

Writen by Qaran News |

Safiirka Mareykanka u qaabilsan Somalia oo war kasoo saaray kulamo uu Nairobi kula qaatay Deni,Axmed madoobe & Lafta-gareen Safiirka Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Don Yamamoto ayaa maalmahanba Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmayay qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya oo halkaas ku sugan. Safiirka ayaa la kumay madaxweynaha Puntland, Saciid Cbadullaahi Deni,… Read more »

180 views