Iiran oo shaacisey inay heshay xoggo ku saabsan Dilkii Qasim Soleimani+Dal carbeed oo…….

Writen by Qaran News |

Iiran oo shaacisey inay heshay xoggo ku saabsan Dilkii Qasim Soleimani+Dal carbeed oo…….   Taliyaha Ciidamada Cirka ee Dawladda Iiraan, Amiir Cali Xaaji Zaada ayaa soo bandhigay xog dheeraad ah oo ku saabsan Dalalka ka qeyb qaatay duqayntii lagu dilay Qaasim Suleymaani. Wuxuu sheegay taliyuhu in Mareykanka uu ugu yaraan 4 Saldhig Militari u adeegsaday… Read more »

269 views

Nin Ameerikaan madow ah oo midab takoor awgii loo diiday in uu bangi lacag dhigto

Writen by Qaran News |

Nin Ameerikaan madow ah oo midab takoor awgii loo diiday in uu bangi lacag dhigto Nin Ameerikaan madow ah ayaa dacwoad ku soo oogay bangi ku yaal magaalada Detroit ee dalkaasi Mareykanka ka dib markii shaqaalaha bangigaasi sida uu sheegay ay cunsuriyad kula dhaqmeen oo ay u diideen in lacag uu dhigto bangigaasi. Shaqaalaha bangiga… Read more »

194 views

Haweenay Ciraaq ka timid oo damacsan kursiga Ilhaan Cumar

Writen by Qaran News |

Haweenay Ciraaq ka timid oo damacsan kursiga Ilhaan Cumar Dalia Al-Aqidi Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka, balse asal ahaan kasoo jeeda dalka Ciraaq oo lagu magacaabo Dalia Al-Aqidi ayaa sheegtay in doorashada soo socota ee Mareykanka ay dooneyso in IlhanCumar ay kula tartanto doorahsada Mareykanka, gaar ahaan Minesota oo ah halka Ilhan laga soo doorto…. Read more »

204 views

Somaliland waxa ay u baahantahay qorshe ay ku waajahdo wada hadalada Somalia

Writen by Qaran News |

SOMALILAND WAXA AY U BAAHAN TAHAY SHARCI IYO QORSHE QARAN OO AY KU WAAJAHDO WADAHADALKA SOMALIA ! =========================================== Somaliland sida taariikhda ku xusan waxa dadkeeda ku badan jibada iyo caadifada , waana sababtii dawladninadii aynu helnay 1960kii aynu jarka uga tuurnay ee ilaa maanta aynu uga bixi laanahay ee ay inoo sudhan yihiin Somalia ,… Read more »

88 views

Diinta iyo Saynisku ma cadow baa?

Writen by Qaran News |

Diinta iyo Saynisku ma cadow baa? Horta waxa la yidhi dadku waa u cadow waxa aanay aqoon ( الناس أعداء لما جهلوا). Sidaa markay tahay dadku waxay u qaybsameen labo: 1. Qayb saysniska xooga saartay aaminsanna in runta kaligii uun lagu gaadhikaro. 2. Qayb diinta xooga saartay aaminsanna inay kaligeed waxay sheegaysaa run yahay. Haddaba… Read more »

98 views

Warbixin Kooban: Siyaasiga reer Gambia ee maxkamadda adduunka geeyay Tacadiyada ay Aung San Suu Kyi u geysatey Muslimiinta Rohingya

Writen by Qaran News |

 Siyaasiga reer Gambia ee maxkamadda adduunka geeyay Tacadiyada ay Aung San Suu Kyi u geysatey Muslimiinta Rohingya Wasiirka caddaaladda ee Gambia Abubacarr Tambadou Tallaabo uu qaaday wasiirka caddaaladda ee dalka Gambia Abubacarr Tambadou ayaa Aung San Suu Kyi lagu geeyay maxkamadda caddaaladda adduunka ee fadhigeedu yahay Hague, waxaana loo heystaa eedeymo ay beenisay oo ku… Read more »

138 views

Saynisyahano ogaaday sababaha keena cirrada iyo waxa lagu daweyn karo

Writen by Qaran News |

Saynisyahano ogaaday sababaha keena cirrada iyo waxa lagu daweyn karo cirro Seeynisyahano ayaa sheegay in laga yaabo in ay heleen in walbahaarka ama walwalka uu timaha ka dhigo kuwa cad ama cirro ah. Waxaa kale oo ay ogaadeen sida looga hortagi karo cirrada iyada oo aanan la isticmaalin madoobayso. Tijaabooyin lagu sameeyay jiir (dooli) ayaa… Read more »

328 views