” Cid aanu uga amar qadanaynaa ma jirto soo dhawaynta Cabdiqadir Jirde.
Waxaa diyaar ah dhamaan tageerayasha xisbiga Waddani.
Cid na joojin kartaa ma jirto waxaan farayaa tageerayasha in ay diyaar noqdaan “.
Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) Xoghayaha Dhalinyaradda iyo ciyaaraha xisbiga Waddani
