Ciidamada socdaalka soomaliland ayaa soo qabtay nin dawarsade iska dhigay oo u dhashay dalka itoobiya kaasi oo meherad hargeysa ku taalla ka xaday telefoon qaali ah, uugu dambayna waxa la hor geeyey sharciga.
Ciidamada socdaalka soomaliland ayaa sidoo kalle fariin u diray dadka ajaanibta ah ee gudaha soomaliland joogga, iyagoona uuga digay falalka noocan ah.



