Cusbitaalka Guud ee Hargeysa oo Goordhaweyd la soo gaadhsiiyey Mujaahid Xasan Dugullo oo Xabsiga Baki oo uu ku xidhnaa ku xanuunsaday
by Qaran News | Sep 18, 2022
Cusbitaalka guud ee Hargeysa waxa hadda la keenay Mujaahid Xasan Dugulo oo ka mid ah dadkii Xukumada Muuse Biixi u dhaadhicisay Xabsiga Baki oo ku dhex xanuusaday.
Post Views: 316