Writen by Qaran News |

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa shaaciyey in Xisbiga WADDANI uu diyaar garoobay olalahii Doorashada Madaxtooyada Somaliland, isla mar ahaantaana ay qaabeeyeen sida oo kale na ay qorsheeyeen qaabka ay u galayaan Ololaha Doorashada isaga oo sida oo kale na badka soo dhigay in ay diyaariyeen dadkii ka shaqeyn lahaa ololahaasi.

Daawo, Hoggaamiye Xirsi oo arrimahaas ka hadlaaya,