Maxkamada sare ee dalka kenya ayaa maanta bilowday in ay dhegaysato cabshada Musharaxii la tartamaayay William ruto ee Raila odinga Iyada oo ay socoto dhegaysiga Maxkamada ayaa waxa khalkhal galiyay Ninkan oo lagu magacaabo Julius Kamau oo ka mid ah dadka u doodaya Raila Odinga isaga oo markii danbe bananka looga soo saaray Hoolka Maxkamada.