Dab xoogan Ayaa Ka Kacay Kaalin Shiidaal Oo Ku Taal Magaalada Berbera iyo khasaare ka dhashay.

Ma jiro khasaare nafeed iyo dhaawactoona laakn Hantidii kaalinta iyo booyadiiba way isla huruunshoobeen,Nasiib wanaag waxba may gaadhin kaydkii kale ee shidaalka ahaa ee godadka ku jiray
May be an image of 7 people, crowd and text