Dabley Hubaysan oo dad ku laysay Degaanka Dararweyne-Sanaag by Qaran News | Oct 24, 2022 Hal qof ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii dabley hubaysani rasaas ku furtay Meherad ku taala Deegaanka Dararwayne oo ka tirsan gobolka Sanaag. Ilaa hada si dhab ah looma oga sababta keentay weerarkaasi. Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 640