Somaliland dadku waxay shaqada ku helaan sida ay hadba reerkoodu ugu wasiiro badan yihiin Xukumada, reerkii aan Wasiir lahayn dadkiisu shaqo ma helaan”
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sidan yidhi maanta.