Dadweyne ka gadoodsan Qiimaha korontada ee la kordhiyay oo hortagay xarumaha shirkaddaha Laydhka-Hargeysa+Sawirro
by Qaran News | Jun 4, 2022
Dadweyne ka gadoodsan qiimaha korontada ee la kordhiyay ayaa hortagay mid kamid ah xarumaha shirkaddaha bixiya Laydhka ee magaalada Hargeysa.
Post Views: 133