
Danjire Camay: “Dhulbahante ma dooran Firdhiye, waxaa doortay Warsangeli oo badidood soo doontay lacagtay ku tahriibi lahaayeen; Firdhiye & Abwaana ma wada shaqayn doonaan waxa dhan waxa mooddaa Prank….Warsangelina ma heli doonaan fursan danbe oo hoggaamin.”






