Dowladda Mareykanka ayaa uga digay Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud in uu kusii socda qalalaasaha siyaasadeed ee dalka uu ku waddo, kaas oo horseeday in Soomaaliya ay cagaha la gasho kala tag dhanka siyaasadda ah iyo khalkhal amni.
Taliyaha AFRICOM, Gen. Michael E. Langley iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya – oo habeenimadii xalay la kulmay Madaxweyne Xassan Shiikh ayaa loo sheegay in uu wajaho xaqiiqada ka jirta dalka, uuna raadiyo saamileyda siyaasadeed ee ka maqan madasha Qaran, maadama cidda waqtigu ku socdo isaga tahay.
Idilnews