Dowladda Sacuudiga Oo Fasaxday Xoolaha Soomaaliya Geel.Lo, iyo Arigaba!
Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo shaacisay inay fasaxday xoolaha Soomaaliya iyo hilibkoodaba inay soo geli karaan waddanka Sacuudiga waxaana la faray Guraf Tijaariya waddanka Sacuudiga inay fuliyaan amarka fasaxaa in xoolaha Geela,Lo,da iyo Adhiga iyo hilibkoodaba ee Soomaaliya ay soo galaan Boqortooyada iyo inay la xidhiidhaan Hay’adaha ay Khusayso waa Sacuudiga iyo Soomaaliya si loo hirgeliyo amarkaa isla markaana ay uga wada faa,idaystaan labada umaddeed ee walaalaha ah.

Ali Sheikh Adan