






Deegaanka Qol-ujeed ee gobolka Awdal ayaa laga hirgalinayaa oo la bilaabay Ceel biyood ay dadka deegaanku aad ugu bàahnaayeen.
Dawlada Cabdiraxmaan Cirro ayaa tan iyo intii ay xilka qabatay waxa ay gobolka Awdal ka hirgalisay dhowr ceel biyood oo riigag ah.
Gobolka Awdal waa gobolka ugu badan ee ay ilaa hada xukuumadda Somaliland ay ka fulisay ceel biyoodyo tanina waa balan qaadyadii uu madaxweyne Cirro uu u balan qaaday dadweyreer Awdal xiligii ololaha doorashada






