Deg Deg: Cabdirisaaq Khaliif ayaa hada iska casilay Xilkii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland.
Waxaan iska casilay Xilkii gudoomiyaha Baarlamaanka SL , Xubinimadii golaha iyo Xisbigii Waddani ee aan ka tirsanaa”
Goor dhow halkan halkan kala soco warkaas oo faahfaahsan”