Writen by Qaran News |

Degdeg:Maayarka & Maayar-xigeenka Berbera oo la doortay+Codadkay kala heleen & Xubno Madasha aan ka soo xaadirin & Xoggo kale oo xasaasiya

 

 

Mayorka Cusub ee Berbera ayaa loo doortay C/shakuur Ciddin oo helay 8 Cod,Halka Maayarku-xigeenkiisana loo doortay  Nuur Cadde oo helay 7 Cod

 

Musharaxa kale ee u tartamayey Maayarnimada Berbera Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf ayaa helay 3 Cod halka ku-xigeenkiisa Aadan Dheerena helay 4 Cod

Musharax Dable ayaan ka soo xaadirin Madasha Doorashada,Waxaana ku sugnaa Madasha Doorashada oo ka soo xaadiray 11 Xildhibaan oo keliya