Dekedda Magaaladda Berbera kama shaqayn doonan xamaal ama qof alaabta roga, waxaa shaqayn doona Robit shaqaalahana waa la dhimi doona “.
Jaamac Muuse Jaamac Guddoomiyaha Xarunta Dhaqanka ee hargeysa ayaa sidan sheegay mar uu hadal ka jeedinayey xafladda qalinjabinta  jaamacadda ADMAS.