Dhaqan Xumoyinka Siyasada Somaliland ku soo kordhay.
1- Ciidankii Qaranka ee Nabadgelyada Dalka ilalin jiray oo maalintii labaad gaadh ka haya Sawirka Madaxweyne la nacay oo BURCO sudhan.
2- Wasiradii oo la yidhi magaloyinkiina ku tartan siiya soo dhoweyntayda hadii kale xilku waa ku daayey, halkii la odhan lahaa horumar iyo wax qabad ku tartansiiya magaloyinkiina hadii kale qaranka uma sii shaqaynsysaan.
3- Sawirada Berbera iyo Gebiley Madaxweynaha waxa dhinac socday Qoyskiisa taasoo mujinaysa inuu yahay Madaxweyne ku faanaya qabyaalad.
Waa dhaqamo aan hore u soo marin Somaliland Madaxweynayashii hore iyo qoysaskii ay ka soo jeedeena ka xishoon jireen.

Waxa Qoray

Cabdiraxman Cali Ubaxle