Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa digniin u diray dadka ka shaqeeya dhinaca badaha sida kaluumaystada, dalxiisayaasha iyo dhamaan cida kasta oo ka ag dhow xeebaha inay iska jiraan dhibaatada ka dhalan karta dabaylaha ku kacsan qaar kamid ah xeebaha dalka sida ay saadashu sheegtay Sidoo kale saadashu waxay sheegtay inuu heer kulku gaadhi-doono 41°
Sida Warqadan hoose ee ka soo baxaday xafiiska taliyaha badaha Somalinad lagu sheegay






