Diyaar-garowga & Qabanqaabada Mudaharaad lagaga soo horjeedo Xadhiga Suldaan Cade-gude oo…...

Waxa socda qaban qaabada mudaharaad lagagasoo hor jeedo xadhiga Suldaan Cadda gude oo Xabsiga mandheera Xukun la’aan ugu jira.
Dad is abaabulay ayaa wada diyaar garawga mudaharaadka, siday xaqiijiyeen illo wareedyo Muhiim ah oo loo soo dusiyey Warkan.