Diyaaraddo Joog Ku duulaya Caawa Nuskii Danbe Caasimadda Hargeisa dulmarayey. Guuxooda muu aheyn mid aan la maqleyn. Wuu cuslaa.

Source Diplomatic Enclave Ku darso Muwaadin waxaan jooga Copenhage.

Waxey ii xasuusiyeen sheekadan.

Xogogalnimadda dowladdnimadda aan inyar idinka qadhiidho. Madaxweyne Dahir Rayaale iyo Taliyihii Policeka Sheeko Dhex martey.

Madaxweyne Rayaala ku yidhi. Janankii Police Sanqadhi Dubadd AHN…. Habeen habeenadda ka midda. Amniga dal ka waran.

Markaasu yidhi madaxweyne 6 gobol ee dalka waan la hadley 30 daqiiqadood ee u danbeyey.
Markaa amniga dalku wuu sugan yahey.

Markaasu yidhi…. Taliye Amniga Caasimadda ka waran.

Markaasu yidhi waan dhexjooga isna wuu sugan yahey. Intuu qosley…kkkkk buu yidhi

Waxu weydiiyey, Suaal Kale. Generale xagaad joogta…markaasu yidhi Dunqul.

Waxu ugu jawaabey, GEN…Askriga Bileyska ee Meydkiisu Masala lagu diley soo qaado…..nabadey….

Markaasu GEN Sanqadhi isago argagaxsan yidhi Madaxweyne Xagaad joogta….

Taliye….Madaxtoyadii Qaranka ee nabadey ee Waajibka guddo.

GEN Sanqadhi baa is yidhi…tollow…..Ma aroortu ku eryaayaa….Subaxdii buu yeedho waxu ku yidhi. Waad dedaaleysa……

Xogta qaranka u dhugyeelo. Dalka oo dhan. Ha isku haleyn…..adoo caasimadda qaranka in aaney waxba ka dhaceyn. Adoo isleh goboladda dalka xooga saar.

Dowladdnimaddu waa taas. Mahaa xisbiga kulmiye xafladd qabtey. Waxey ku dhisan tahey. Qaran wadda shaqeyneynaya oo madaxweynahii dalku Genenkisii jirabayo isagoon shaqadda ka eryeyn.

Balse u sheegayay inuu isagu ka war roon yahey. Amniga caasimadda. General Sandhaqina ku ixtiramaya nin ka weyn oo waayo arag.

Balse dhacadadda aan la socon. Kumu eryin. Balse GEN Sanqadhi waxey u noqotey dhiiri galin.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari