Diyaargarawgii Bannaanbaxa Xisbiyada Mucaaridka ah ee difaaca Dimuqraadiyada iyo Doorashooyinka S/land Halkuu maraayo
Diyaargarawgii Bannaanbaxa Xisbiyada Mucaaridka ah ee difaaca Dmuqraadiyada iyo Doorashooyinka dalka gebogebo ayuu ku dhaw yahay, waxa la diyaariyay agabkii Bannaanbaxa nabada ah, waxaynu ku dufaacaynaa xaqeena jid selmiya, doorasho diid waa nabad diid”.

Boodhadhka Axsaabta Mucaaridku u diyaarsadeen banaanbaxa ay sameenayaan.
Waxay kaga soo horjeedan Muddo kordhin uu samaysto Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi

Xog-hayaha Arimaha Bulshada Xisbiga Waddani Maxamed Dhame.