Maydh, Qaran news)- Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ee aaga bariga ayaa maanta gacanta ku soo dhigay doonyo si sharci daro ah uga kaluumaysnaayay xeebaha bariga Somaliland.

Doonyahan oo ka koobnaa 3 doonyood waxa saarnaa dad lagu qiyaasay ku dhawaad 40 qof waxana ay baryahanba aagaasi ka guranayeen Aargoostada iyo kaluunka noocyadiisa kala gadisan.

Ilaa hada ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland kamayhadal dhacdadani