Waxa maanta xoriyadoodii dib u helayin 5-tii eedeysane ee ka soo jeeday Somaliland ee loo heystay dilkii AUN C/nasir Muse Dahable ee lagu dilay Muqdisho waxba lagu waayay. Maanta oo taariikhdu tahay 21/07/2024 ay xoriyadoodii dib u heleen.

Dhallinyaran ayaa la xidhay markii la dilay aqoonyahan Cabdinaasir Muuse Dahable, oo Muqdisho lagu dilay ilaa haddana aan caddaalad helin.

Xukuumadda Somaliland iyo qoyskii Cabdinaasir Muuse Dahable ayaa mar walba aaminsnaa in dadkaasi dilka ay Somaliya u qabatay uu yahay mid yool habaabin ah ee ayna dadkii dilka gaystay Xukuumadda Somalia ayna qaban taasi oo maanta rumowday