Waa Hadraawi oo gacanta i haya aaskii Gaarriye, Hargeysa 2012. Jimcihii ayaan isna ku aasnay isla Hargeysa. Waa cutub xirmay. Waxay 2da Macallin ka tageen aqoon laga faa’iideysan doono muddo dheer, magac & mansab aan lacag lagu iibsan karin, maal gooyaana jirin Somaliland#Somali
— Yusuf Garaad (@ygaraad) August 21, 2022