F.C.Waraabe oo Duray Cali Warancade by Qaran News | Sep 3, 2022 “1000 jeer ayaan ku idhi Cali Warancade madaxwaynaha qabyaalada Iskadaa oo waxan jooji ku dheh lataliye ayaad u tahee, wuu ku dhici waayay” Gudoomiye Faysal cali waraabe oo ka Hadlay Bilada nabada ee la siiyay siyaasi cali warancade. Share on Social Media twitter facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 492