Is rasaasaynta saaka ka dhacday Guriga Musharax Abdirahman Cirro waxay muujinaysaa xaaladda khatarta ah ee Maanta Somaliland ku jiro,taasoo annagana nagu kalifaysa inaanu samaysano illaalo noo gaar ah oo xoogan
— Faysal Ali Warabe (@FaisalAliWarabe) June 16, 2022