Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka Jawaabay War-qadda Beesha Caalamka ay Xukuumadii Hore u Dirtay ayaa Yidhi:-
“Waa hadal aan macno iyo nuxur toona lahayn. Waxa kaliya oo ay muujinaysaa ujeedka gurracan ee dalka lagu maamulo xoog iyo kalitalisnimo.
Xil iyo sharci midna kuma lihid inaad dadka reer Somaliland iyo anaga midnaba farno”.
May be an image of 1 person