Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa yidhi .
“ Muuse Biixi maaha hoggaamiye caqli badan oo garasho dheer leh dheelina kara siyaasaddan Cajiibka ah,dhaqaale intaas le’eg ku bixin kara hawl Qaran.
Shaqsiyaad ka soo jeeda Soomaaliya ayaa isbeddel iyo been abuur ku sameeyay shaqada ay qaramadooda u hayaan sharci-dejiyayaasha UK iyo Congress-ka Mareykanka…”