Mid ka mid ah Rakaabka Ka duulayay Madaarka Burco Ayaa sidan Twitter-ka ku baahiyay, Adeegyada Madaarka ayaanu Sheegay heerka hoose ee ay taagan yihiin,
“Waxa aannu joognaa madaarkii Burco. Waxa aanu sugaynaa in ay diyaaraddu soo cagadhigato, si aannu u raacno. Ma hayaan hab ay kula xidhiidhaan diyaaraddii, hadba cirka ayaa ay fiirinayaan.”
