Fadeexad weyn oo Dul-hoganaysa Wasiirka Caafimaadka S/land oo Gucle & orod ugu jira Xilka Gudoomiyaha Kulmiye

Wasiirka Wasaardda horumarinta caafimaadka oo dhowaan sheegay in uu u tartamayo ama doonayo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ayaa waxa aan halakn ku eeganynaa hogaaminta iyo heerka garashadiisu ay taaganthy.

Waa wasiirka kaliya ee qabyaalad ka gaadhay in uu wasaarad kasta ka buux dhaafiyo beeshiisa .

Halakn waxa aan ku eeganyaa wasaarda caafimaadka oo hada uu joogo inta boos ee siiyay beeshiisa hoose ee Biciide.

Tiroba waxa uu magcaabay 11 qof oo ka soo jeeda beeshisa

1              Dr mohamed yasin ducaale         Madaxa barnaajika nafaqada iyo kaydka raashinka ee WHC.        Biciide

2              Dr Nasra yusuf  Madaxa waaxdacaafimadka iyo gargaarka degdeg ah (emergency program)        Biciide

3              Abdikariim          Madaxa mamulka iyo lacagta cusbitaalka Burco  Biciide

4              Ayaanle                Madaxa mamulka iyo lacagta cusbitaalka ceerigabo          Biciide

5              Ahmed Cbdi ducaale      Madaxa barmaajika ICCM plus   Biciide

6              Osman warsame              Lataliye barnaamijak JPLG            Biciide

7              Nagaad ahmed Lataliye barnaajka xanuunka qaaxada NTB           Biciide

9              Cali xasan            Xidhiidhiyaha waaxda public health         Biciide

10           Mohamed           Madaxa talaalka gobolka sanaag               Biciide

11           Dr abdirahman saleban nuur       Ceerigabo hospital          Biciide

 

Dhamaan boosaska waxa laga qaaday dad shaqaale ah ooh ore u joogay logamana qaadin shaqo xumo iyo wax kale toona.

Wasiir gaafadhi waxa u si badheedh ah cadaad darro tii ugu xumayd uga dhex sameeyay shaqaalah iyo agasime waaxeedka ka soo jeeda beesha u ku joogo wasaarada ee habarjeclo.

Waa markii ugu horaysya ee agaasimaha mamulka iyo lacagta ee labada cusbtaal ee burco iyo cerigabo laga dhigo laba qof oo isku beel ah.