Fadeexad weyn:Xildhibaan Shaaciyey Hanjabaado & Dagaal adag oo uu la galay Gudoomiyaha Komishanka Riyo-Raac

Waxaa dagaal adag ila galay gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka oo ilaa max kamad igu furay wuxuu doonaayay in uu igu bedelo nin ay isku deegaan yihiin oo aan 4 cod ka sareeyay”
“Waxa laygu hanjabi jiray Ama anaga nasoo raac Ama musharaxii aad ka saraysay ayaanu kugu bedelaynaa, laakiin anigu waliga Ucid ayaan ahaanayaa”
Xildhibaan Axmed Khaliif.