Fanaanada Khadra Daahir Cige oo Geeriyootay

Alle ha u naxariisto fanaanadii Khadra Daahir Cige ayaao caawa Hargeysa ku geeriyooday , waxay ku dhalatay Hargeysa sanadkii 1959 , isla Hargeysa ayey fanka kaga biirtay sanadkii 1974 oo ay ahayd 15 jir sida ay ku sheegtay wareysiyo bixisay.
Waxa ay ka mid ahayd fanaaniinta loogu jecelyey hobolada Soomaaliyeed