Faysal Cali Waraabe oo deg deg ugu jawaabey Hadal xajiimeysan oo ka soo yeedhay Wasiirka Boosaha Somaliland .

” Aad ayaan uga xumay in xukuumadu ay ku dhawaaqdo goobo aan laysla ogolaan.
Majirto wax goob cayiman ah oo wali lagu heshiiyay, waxaana loo balamay in laga wada hadlo bari,warka kasoo baxay Xukuumadu wuxuu caqabad wayn ku abuurayaa wadahadaladii jawiga fiican ku bilaamay..”