FIDMADII AY LAASCAANOOD KA WADEEN WAXAY KA QARAXDAY AADAN YABAAL SOOMAALIYA.

Sida laga Wada warqabo waxay waqti dheer colaad ka hurinayeen dawladihii soomaaliya dalka Somaliland, taas oo ay u danbaysay Laascaanood oo uu fashil siyaasadeed uu iskaga gudbayay xamse joogitaankeeda.

Waxay ku uruuriyeen laascaanood hub iyo ciidan wixii ay karayeen iyagoo doonayay waqti dheer inay ku dumiyaan s. Land. Haddaba booraan hadimo ha qodin haddaad qodidna ha dheerayn, shirqoolkii ay s. Land la rabeen wuxuu maanta ka dhacay aadan yabaal oo ah meel ka muhiimsan laascaanood, siday u docotona AS waxay qabsanaysaa soomaaliya.

Dadka reer s. Land waxa la gudboon inay boogahooda dhaydaan oo ay ka fiirsadaan cidday wax u diranayaan Waayo waqtigan waxa innagu badatay danlley ka ganacsata masiirka ummadda oo carqalad ku ah maamulka.

MAHADSANID.
CABDI BACAW..
GUUL ALLE.
LONDON.