Madaxweynaha Xidhidhka kubbada cagta Adduunka Ee Fifa Gianni Infantino ayaa sheegay in koobka Kooxaha Adduunka (Fifa Club World Cup), La qaban doono saddexdii sannaba mar, tirada kooxaha ka qayb galayaana ay noqon doonan 32 kooxood kaas oo u eekaan doona hanaanka loo qabto Koobka Kubbada Cagta Adduunka.
Waxa Xusid mudan inuu xusay Madaxweynaha Fifa in Koobka Kooxaha Adduunku la qaban doono 2025.
May be an image of 1 person and stadium