FIQI MIYAANUU OGAYN INAYNU KALA DHAQAN NAHAY MA MOORYAANBUU NA MOODAY.

Mooryaanta hawiye ee xalane lagu ilaaliyaa waqti dheer oo ay wax ku qabsanlahaayeen waxay ku lumiyeen inay Somaliland ku carqaladeeyaan iyagoo ku takrifalaya dhaqaalihii umadda jilicsan loogu dhiibay,damiirkooda xumi wuxuu u fasaxayaa inay dhibaatooyin ka geystaan Somaliland taasoo aanay waxba uga suuroobin, maxaa yeelay dadka reer Somaliland wax la iibsado ka weyn waa dad leh dhaqan soo jireen ah oo diinta islaamka waafaqsan, fiqi miyaanuu ogayn reer boorama inay yihiin mulkiileyaasha Somaliland waxa haysa aqoondarro xagga dadka iyo dhaqankoodaba ah reer awdal waxay ku noolyihiin aqoon iyo deggenaansho mooryaantu kama shaqayso dhexdooda oo waa dad diinta iyo aqoonta adeegsada.

Dadka reer Somaliland waxaan leeyay caqligii xalane waakaas dhaafiwaayay laascaanood caynkay ka dhigeene fiiro gaar ah yeesha oo bilayska ula shaqeeya si joogto ah.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.