Furihii Somalia +252 weli mallaga bedelay Somaliland ?
Mashruucan Sannadkii hore ayuu Wasiirka Isgaadhsiintu keenay, waxa layna yidhi Somaliland ayaa laga beddelayaa +252 oo ah furaha dalka Somali. waxa loo qorsheeyay 500,000,000 SLSH, Shantaa Boqol ee Milyan halkee la mariyey? deadline-ka shaqadu wuxuu ahaa 31-December-2021, Sannad kadib malla bedelay furihii +252 ? maxaa lagu qabtay lacagta xaddigaa leh ?

Waxa qoray
Maxamed Sidiiq Dhamme