Gaadiidka Bajaajka Burco oo Mudaharaad Dhigay+Booliiska oo Rasaas ku kala eryay

Ciidanka Booliiska Gobolka togdheer ayaa rasaas ku kala eryay dhalinyarada Gadiidka tigta (Bajaajta)oo mudaharaad ka hor dhigayay. Dawlada hoose ee dagmada Burco.
Dhalinyaradan ayaa ka cabanayay dhaqaale badan oo dawlada hoose ay dusha ka saartay iyo amaro kale.