Garxajis waxa aan leeyahay Awal Muuse ma rabaane ha raacinina, Madaxda dhaqanka Awal waa gob run -sheeg ah,
Xisaabta reeraha cid muuse kaga xariifsani ma jirto ee Tamaashirta ha u dhiibina, kuwa qabiilada caaya ma matalaan Xisbiga WADDANI afkiisana kuma hadli karaan.”
Xildhibaan Barkhad Batuun.
May be an image of 1 person